Aamina waris biography for kids



Aamina waris biography for kids in english.

Aamina Jire

Aamina Jire waa marwada [[Madaxweynihii Soomaaliland] Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magacdheer Siilaanyo.

Aamina waris biography for kids

  • Aamina waris biography for kids
  • Aamina waris biography for kids in hindi
  • Aamina waris biography for kids in english
  • Biography for kids amelia earhart
  • Aamina waris biography for kids in urdu
  • Waxa ay Aamina Waris ka mid ahayd hablihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed oo [[dead link]] wax barta. Dugsigeedii Dhexe markii ay dhamaysay waxa laga dhigay ardeydii Nursing baranaysay, wakhtigaasi ka dib waxa ay u baxday Wadanka Ingiriiska, iyada oo 18 Bilood ka baranaysay dugsi A level ah si ay Jaamacaddaha wadankaasi Ingiriiska u gasho.

    Intaasi ka dib waxa ay Jaamacaddii ku takhusustay Umulisada iyo Nursin-ka, iyada oo ay ku qaadatay shan sanadood iyo badh, intaasi ka dib waxa ay ku soo noqatay Xamar, iyada oo ku xigeen u noqotay gabadh Austaralian ah, waxaana qalliin lagu sameeyey Walaalkeed Cali Jirde oo Maalqabeen ahaa u wareegtay shaqadii walaalkeed.

    April, , waxa ay is guursadeen Madaxweynaha Somaliland [Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)], oo wakhtigaasi Somalia ka ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, iyada oo lix Bilood guurkooda